Dagaal ka socda agagaarka degaanka Camaara & Ciidamada XDS oo kaabiga ku haya

Ciidamada dawladda oo ay taageerayaan kuwa maamullka Galmudug ayaa ku sii siqaya degmada Bacaadweyne ee gobolka Mudug oo ay gacanta ku hayaan kooxda Al-Shabaab. Dagaal culus ayaa lagu soo waramayaa in labada dhinac uu ku dhexmarayo tuulada Qaycad oo qiyaastii afar kilo mitir u jirta Bacaadweyne. Lagama hayo wax faahfaahin inta uu la egyahay khasaaraha … Continue reading Dagaal ka socda agagaarka degaanka Camaara & Ciidamada XDS oo kaabiga ku haya